Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii guddiga Ganacsatada Somalida ee xaafadda Islii oo geeriyooday.

 Waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Macalin Ibraahim Xuseen Dheere oo ah guddoomiyihii ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay shirka dhacaya Teendhada Afisyooni.

 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyey shirka dowladda federaalka...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaafiic goor dhawayd lagu garaacay Xerada Xalane iyo Qasaare ka dhashay

. Waxa goor dhawayd Weerar Madaafiic ah lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, oo ah halka ay...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland oo goor dhawayd ka soo dagay Garoonka Muqdisho..

Wararka ka imaanaya garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay soo dagtay Diyaarad siday ilaalada gaarka ah...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin Soomaali ah ku nool Faransiiska oo danta Biday in uu ku noolaado waddooyinka kadib markii loo diiday magangelyo

  Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado waddooyinka...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo lagu xannibay gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon

Boqolaal ka mid ah mudaaharaadayaasha Myanmar oo “lagu xannibay” gudaha hal degmo oo ka tirsan magaalada Yangon ayaa...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynayasha Jubbland iyo Puntland oo lagu wado in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka Muqdisho ka socda Qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxweynayaasha  dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dab Qabsaday Xero Tahriibayaasha oo ku taalla caasimadda dalka Yemen ee Sanca

Ugu yaraan 8 Muhaajiriin ayaa ku geeriyootay, in ka badan 170-kalena wey ku dhaawacmeen Xaruun lagu hayo Tahriibayaasha...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dhalinyaro Soomaali ah oo Markii ugu horaysay ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya

Dhalinyaradii ugu horreysay oo deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka soo jeeddo oo ku biirtay ciidamada cirka Itoobiya...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka oo ku dhawaaqday in dadka tallaalka

Xaruunta xakameynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dadka tallaalka sida buuxda u...
QOL ContributorMar 9, 2021Mar 9, 2021
Read More
15371538153915401541