Qaramada Midoobay oo ka deyrisay dadka ka barakacay Gobolka Tigray
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 130 kun oo qof ay...
Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay...
War deg deg ah: Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi oo goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Nairobi...
Wax ka ogow Makhaayadii ay ka bilaabatay dacwadda Badda ee Somaliya iyo Kenya
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa 15-ka bishan March billaabeysa dhageysiga dacwadda...
Madaxweynaha Uganda oo waraaqaha safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doono Dalka Uganda
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqaha safiirnimo maanta ka gudoomay Safiirka...
Axmed Madoobe iyo Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ka mid ah Midowga Musharaxiinta. oo kulmay
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho manta ka dhacay kulan aan la shaacin oo ay yesheen...
Shil baabuur oo ka dhacay Masar kadib markii Gaari Bas uu Waaberigii hore ee saakay qalibmay
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 10 qof ayaa ku geeriyootay, 23 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu...
Muuse Biixi “ Deeqaha dibadeed ee Nalagu caawiyo waxa ay u badan yihiin Gar-gaar Xukuumadaha Xamar ayaa lugta ku dhagan oo carqalad ku ah.
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Dawladda Faderaalka Soomaaliya lugta hayso...
Kylie Moore-Gilbert oo haysata dhalashada Britain iyo Australia oo Iran ugu xirnayd jaajuusnimo oo la siii dayay
. Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Aqoonyahanad haysata dhalashada dalalka Britain iyo Australia, oo Iran ugu xirnayd jaajuusnimo,...
Myanmar oo u yeertay safiirkeeda u fadhiya dalka UK oo ka hadlay xariga haweeneydii Aan saan suu kii oo ciidamada u xiran
Muqdisho /Qol/ March 10, 2021 Dawlada Myanmar ayaa u yeertay safiirkeeda u fadhiya dalka Ingiriiska oo dhawaan ka...