Kumannaan carruur reer Sirilanka ah oo dadka korsada la siiyey qaarkood
Muqdisho Qol March 12 2021 Kumannaan carruur reer Sirilanka ah oo dadka korsada la siiyey intii u dhaxeysay...
Axmned Madoobe oo maalmihii la soo dhafay la kulmay Q.midoobay USA, EU, UK, Midowga afrika iyo Musharixiinta
Muqdisho Qol March 12 2021 Madaxweynaha dowlada goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) maalmihii la soo dhaafay...
Rag hubeysan oo arday ka afduubtay kuleej ku yaalla gobolka waqooyiga Nigeria
Muqdisho Qol March 12 2021 Rag hubeysan ayaa dhowr arday ah ka afduubtay kuleej ku yaalla gobolka waqooyiga...
Shirka ka furmaya xalane ma tows qaran baa mise waa talo qaran?
Guux siyaasadeed ,isgarabsi beeleed, Go,aamo tira badan oo aan guul laga dhaxleyn Waa Gadaha ay la soo baxday...
Mareykanka oo ku dhawaaqay in uu ka guuleysan doono Covid-19
Muqdisho, 12da Maarso, 2021:Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto dagaalka ka dhanka...
Golihii degaanka Boosaaso oo la kala diray
Muqdisho, 12da Maarso, 2021:Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray...
Ciidamada AMISOM oo ilaalada musharaxiinta u diiday iney Hubk la galaan Gudaha garoonka
Muqdisho Qol March 12 2021 Wararka ka imaanaya garoonka muqdisho ayaa sheegaya in la xaliyay muran kadib amar...
Meydka madaxweynahii hore Cali Mahdi Maxamed oo salaadda Janaasada lagula dukaday Garoonka Aadn Cadde Sawiro.
Muqdisho Qol March 12 2021 Waxaa garoonka magaalada Muqdisho salaada janaasada lagu la dukaday Meydka madaxweynahii hore Soomaaliya...
Wargayska The Economist oo daabacay in Midowga Yurub uu si KMG ah u joojiyay dhaqaalihii uu siin jiray dowlada Soomaaliya.
Muqdisho Qol March 12 2021 Sida uu daabacay Wargeyska dhaqaalaha ka faallooda ee The Economist Midowga Yurub...
Golaha Amaanka oo lagu wado in maanta uu kulan deg deg ah ka yeeshaan xaalada doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho Qol March 12 2021 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimce...