Sheekh Umal “Soomaalida Qur’aanka hoos u dhac baa jira gaar ahaan xifdiga
Muqdisho Qol March 14 2021 Waxaa shalay dalka Kenya lagu soo gabogabeeyey tartan xifdiga Qur’aanka kariimka ah oo...
Maxay yihiin qodobada “Raqiista ah” ee Kenya ku diidantahay ka qayb galka dacwada badda Soomaaliya?
Muqdisho, 14da Maarso, 2021-Dowladda Kenya ayaa ku wargelisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda in aysan ka qeyb geli...
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo kulan la leh Musharaxiinta
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Madaxweynayaasha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilligan shir la leh...
Isku Dhacyo Dagaal oo Ka Dhacay Xadka Ciraaq iyo Syria
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Sida la soo sheegay, isku dhacyada ayaa ka dhacay Degmadda Sinjar ee Gobolka Nineveh waqooyi-galbeed...
Puntland oo noqotay goobta koowaad oo Soomaaliya la keeni doono talaalka Covid 19
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe ee caasimadda...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaxootiga ku tabaalaysan Yemen
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah Soomaali ah dalkooda...
Musharax Daahir Geelle oo ka hadlay Askar ka mid ah ilaaladiisa oo Qarax lala beegsaday
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay qarax...
Maamulka madaxwayne Biden oo shaaca ka qaaday in ay isku dayayeen in ay xiriir la sameeyaan Kuuriyada Waqooyi
Muqdisho Qol March 14 2021 Maamulka madaxwayne Biden ayaa shaaca ka qaaday in ay isku dayayeen in ay...
Tallaalka COVID-19 oo lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe
Muqdisho Qol March 14 2021 Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen oo sheegay in qaxooti Soomaali ah dalkooda dib loogu soo celin doono dhammaadka bishaan
Muqdisho Qol March 14 2021 Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah Soomaali...