Shir Horudhac ah oo ka furmay Xerada Afisiyooni
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah...
Israsaaseyn khasaaro geystay oo ka dhacday Gobolka Galgaduud
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Wararka naga so gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta...
Farmaajo, Cumar Filish & Madaxda Saddex dowlad Goboleed oo gaaray Xarunta Shirka
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Carmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinga & Madwxweymayaasha...
Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka ka furmaya Muqdisho
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Gudaha Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho in...
Xukuumadda Soomaaliya oo u jawaabtay Madaxweynaha Puntland.
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadalkii Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi...
Dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe & faah faahin laga helayo
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka Midowga Afrika ee...
Booliiska Magaalada Bristol ee dalka Britain oo la weeraray
Muqdisho, 22da Maarso, 2021–Dibadbaxayaal ayaa weerar ku qaaday booliiska ka dib marki kumannaan qof ay isu soo baxeen...
Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Japan.
Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Sida ay tebisay Warbaahinta Japan Xeebaha Bari ee Dalkaas waxaa maanta oo Sabti ah ku...
Jubbaland oo war kasoo saartay ciidankii dowladda ay ku daabushay Gedo
Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay Ciidankii ka tirsanaa NISA ee shalay dowladda Soomaaliya...
Galmudug iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday
Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Shir laba maalmood u socday wafdi wasiiro iyo taliyaha nabadsugidda qaranka Qeybta Galmudug iyo wafdi...