Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Puntland iyo Jubbaland oo ka jawaabaya qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Puntland ay jawaab rasmi...
Bashiir BarreMar 20, 2021Mar 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Kenya oo mar kale ku baaqday wadahadal ku saabsan dacwada badda

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–vKenya oo mar kale ku baaqday wadahadal ku saabsan dacwada baddaKenya waxay hadda dooneysaa in...
Bashiir BarreMar 20, 2021Mar 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Anthony Blinken” Mareykanku waxaa uu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya”

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay madaxda Somalia in ay dhinac...
Bashiir BarreMar 20, 2021Mar 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Farmaajo oo markii lixaad Shir ku baaqay

Muqdisho, 20da Maarso, 2021–Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaday ee Farmaajo ayaa shir iskugu yeeray Madaxda Dowladdaha xubnaha ka...
Bashiir BarreMar 20, 2021Mar 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Badbaadada Qaranka oo loogaga dhawaaqay Muqdisho

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Gole loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa goor dhow loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Wasiirka...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka dalka Jabuuti

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay safiirka Dalka Jabuuti...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxaa maanta ka socda magaaladda Muqdisho?

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jubbaland oo ka shirtay ka hortagga cudurka Karoonaha

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbalad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulan looga...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Somaliland oo soo saaraysa go’aamo la xariira xakameynta Karoonaha

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada  Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo beenisay in ay qeyb ka tahay Shirka Decale

Muqdisho, 18da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka mid ahaa Guddigii farsamada Magaalada...
Bashiir BarreMar 18, 2021Mar 18, 2021
Read More
15201521152215231524