Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Maxaa ka jira Afgambiga cusub ee ka dhanka ah Madaxweyne Erdogan?

Muqdisho, April 06, 2021–Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda...
Bashiir BarreApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah oo ku aaddan dhowrista xaquuqda Shaqaalaha

Muqdisho, April 06, 2021–Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah ,kuwaaso ku aaddan...
Bashiir BarreApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda boqorka Jordan iyo walaalkiis

Muqdisho, April 06, 2021–Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u muuqata...
Bashiir BarreApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaaay Wafdi gaaray magaalada Hargeysa

Muqdisho, April 06, 2021–Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefdi uu hoggaaminayo...
Bashiir BarreApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo go’aan kasoo saaray Cumrada Ramadaanka

Muqdisho, April 06, 2021–Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan...
Bashiir BarreApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Masar oo shaacisay in uu fashilmay shirkii Biyo-xireenka Ethiopia ee GERD ee socday maalmahan

\April 6, 2021   War qoraal oo goor dhow ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa...
QOL ContributorApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye oo kulan la qaadatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin Jian.

\April 6, 2021   Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda ee xilka sii-hareysa Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta kulan...
QOL ContributorApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas

April 6, 2021   Dowladda Suudaan ayaa xaalad deg deg ah uga dhawaaqday galbeedka gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo...
QOL ContributorApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya oo dacwad ka gudbiyay macbad ku yaalla dalkaas.

April 6, 2021   Amanatullah Khan oo xildhibaan muslim ah oo ka tirsan baarlamaanka Hindiya ayaa dacwad ka gudbiyay...
QOL ContributorApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Culimada masaajid ku yaalla magaalo xeebeedka Lamu ee Kenya oo ka cawday funaanad loo nashqadeeyay fanaan caan ah...
QOL ContributorApr 6, 2021Apr 6, 2021
Read More
15071508150915101511