Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Gudoomiye Shuute oo xukuno kala duwan ku riday Rag iyo dumar lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab

April 8-4-2021 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag iyo...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Iiraan ee IRGC oo lagu qarxiyey Badda Cas, gaar ahaan inta u dhexeysa Xeebaha Yemen iyo Eritrea.

. April 8-4-2021 Markab dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ee IRGC ayaa shalay lagu qarxiyey...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo saakay Weerar kula waabariistaydegaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellad dhexe.

April 8-4-2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellad dhexeAyaa sheegaya in Dableey hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab ay saakay...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wakiillada Beesha Caalamka oo uga digay madaxda HirShabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed inay ka tagaan magaalada Muqdisho.

April 8-4-2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kulan xalay ay yeesheen madaxda maamul Goboleedyada marka laga...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo Farmaajo ku eedeeyey Bur burka shirkii Teendhada afisiyooni.

April 8-4-2021 Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo soo saaray war-saxaafadeed ka kooban todoba qodob ayaa madaxweyne Farmaajo ku...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanku oo sheegay inuu ka noqday go’ankii maamulkii Donald Trump ee taageerada dhaqaale looga jaray Falastiin.

April 8-4-2021 Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd sheegtay inay dib u biilaabeyso kaalmadii dhaqaale ee ay siin...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxaad kala socotaa magaalada ay ku nool yihiin Taajiriinta ugu badan caalamka?

April 8-4-2021  Magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha ayaa imika ah magaalada ay ku nool yihiin bilyaneerada ugu badan...
QOL ContributorApr 8, 2021Apr 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Farmaajo bur burka shirkii Teendhada Afisiyooni

. April 7-4-2021 Farmaajo sidii la filayey wuxuu diiday in ajandaha shirka lagu daro doodda la xariirta:-1- Muddo...
QOL ContributorApr 7, 2021Apr 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dhismaha Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo la bilaabay

. April 7-4-2021 Dhismaha Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo ah halbowlaha isu socodka dadka iyo gaadiidka...
QOL ContributorApr 7, 2021Apr 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo caawa Xalane kulan kula yeeshay Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

April 7-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu halkaas ka dhacay kulan u dhaxeeya...
QOL ContributorApr 7, 2021Apr 7, 2021
Read More
15031504150515061507