Ra’iisul Wasaaraha dalka Australia oo ka qeybgalaya Munaasabad loogu duceynayo
April 10, 2021 Ra’iisul Wasaaraha dalka Australia Scott Morrison ayaa Axadda ka qeybgalayaa munaasabad ka dhaceysa kaniisad ku...
Madaafiic loo riday xuska Seygii amiirada UK Amiir Philip
April 10, 2021 Britain waxaa looga baroor diiqayaa geerida ku timid amiirkii Edinburgh ahna seyga boqoradda Ingiriiska Queen...
Hoggaamiyeyaasha caalamka oo tacsiyeeyay geerida ku timid Amiir Philip
April 10, 2021 Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amirkii Edinburgh, Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping wuxuu...
Natiijada ka soo baxday dilkii Gudomiye C/Xakiin Dhegajuun oo lagu wareejiyey Xeer Ilaalinta Guud
April 10, 2021 Guddigii ay xukuumadda Soomaaliya u xil saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda waraaqaha aqoonsiga wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya
. April 10, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti...
Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee oo ka socda dalka Yemen
April 10, 2021 Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee dalka Yemen ayaa...
diyaar garowga duugta Amiir Philip, oo ah seyga Boqorad Elizabeth II, kaas oo geeriyooday shalay isagoo jira 99 sano.
Faahfaahinta duugta ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalmaha soo socda, balse waxaa la filayaa inay noqon doonto munaasabad, oo...
Farmaajo oo dhambaal u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti
Muqdisho, April 10, 2021–Maxadweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray...
Magaalada Cadaado oo Maanta laga tukaday Salaad Roob-doon ah
Muqdisho, April 10, 2021–Sedex maalin kahor ayay ahayd markii maamulka degmada Cadaado uu shaaciyay in maanta la tukanayto...
Qarax ka dhacay Muqdisho iyo khasaaro ka dhashay
Muqdisho, April 10, 2021–Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Warshada...