Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan oo wacad ku maray ‘in uu ka aarsan doonaan weerrarkii Israa’iil’ ku qaadday barteeda nukliyeerka

April 13-4-2021 Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa “uu ka aargudan doono” weerrar lagu soo...
QOL ContributorApr 13, 2021Apr 13, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wax ka ogoow shaqsiyada Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka banaadir Jeneraal Saadaq Joon

April 12-4-2021  Saadaq Joon, oo ahaa taliyihii Booliska ee gobolka Banaadir ayaa maanta xilka laga qaaday, kaddib markii...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan

April 12-4-2021  Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Xukumada Federalka Soomaaliya Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo looga hadlay go’aankii muddo kororsiga

April 12-4-2021  Qoraallo kooban oo kasoo kala baxay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa looga fal-celiyey go’aankii muddo...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Masar iyo Suudaan oo ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo magacaabaan khuburro ka shaqeyn doono

April 12-4-2021 Masar iyo Suudaan ayaa ku gacan seyray codsi uga yimid Itoobiya oo ku saabsan inay soo...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku tilmaamay afganbi Ciidan wixii manta dhacay

April 12-4-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah musharaxiinta mucaaradka ee doorashada madaxtinnimada Soomaaliya, Xasan Sheekh...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Twitter-ka oo xaruntiisa Afrika ka sameysanaya Ghana

April 12-4-2021 Shirkadda teknolojiyadda ee Twitter ayaa ku dhawaaqday in xarunteeda Afrika ay noqoneyso Ghana. Jack Dorsey oo...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada oo iska diiday in uu Noqdo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada

April 12-4-2021 48 saac kadib markii Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cali khayre oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha mudda-xileedkiisu dhammaaday uu dalka ku sii wado godmadow.

. April 12-4-2021 Ex. Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo haatan warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Aqalka Sare oo Xaaraan ku tilmaamay go’aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay’adaha dowladda

. April 12-4-2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay...
QOL ContributorApr 12, 2021Apr 12, 2021
Read More
14901491149214931494