Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Shiinaha u dhaxeysa.
Sabti: February 4, 2023 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay u dhaqmayo si mas’uuliyad...
Dowladda federaalka oo goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan Cadde oo ahaa horjoogihii kooxda Al-Shabaab ee deegaanka Janaa-Cabdale
Sabti: February 4, 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan Cadde...
Sabti: Febraayo 2023 Eedeymo la xiriiray isku day kufsi iyo weerar ayaa laga dhaafay ciyaaryahanka u ciyaara...
Cali Cabdi Wardheere oo dadaallada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee xalka loogu raadinayo arrimaha ka taagan Koonfur Galbeed amaan u jeediyay
Sabti: Febraayo 2023 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Cabdi...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo sheegtay in loo beegsanayo islaanimo
Sabti: Febraayo 2023 Xisbiga Jamhuuriga ayaa xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka...
Ronaldo oo dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee horyaalka Sacaadiga
Sabti: Febraayo 2023 Cristiano Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Al Nassr kadib markii...
Shiinaha oo ka hadlay buufinta looga shakiyay inay basaas aheyd ee lagu arkay hawada Mareykanka
Sabti: Febraayo 2023 Shiinaha ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo ka dib markii Mareykanka uu sheegay...
Abiye Axmed oo talaabadii ugu horeysay qaaday tan iyo heshiiskii uu la galay Tigreega
Sabti: Febraayo 2023 Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay la kulmay madaxda Tigrayga tan...
Mareykanka oo sheegay war farxad u ah ciidamada Ukraine.
Sabti: Febraayo 2023 Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in gantaallada cusub ee riddada dheer ee la hago...
Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya 10 sano kadib
Sabti: Febraayo 2023 Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya...