Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan oo weerar afka ah ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi..
April 15-4-2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii weerar ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi sababo...
Madaxweynayaashii hore oo caawa Hoyanaya Deegaan ay daganyihiin dadka ay ka dhasheen..
April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya caawa Degmooyinka kaaraan iyo degmada Cabdicasiis ee Waqooyiga Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa...
Joe Biden oo ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan laga saari doono 11-ka bisha September ee sanadkan
April 15-4-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga...
Sharci ma u maray Farmaajo daraja ka xayuubintii Jeneraal Saadaq Joon Taliyihii booliska Gobolka Banaadir.
April 15-4-2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan darajooyiinka ciidan ka xayuubiyay Saadaq Joon, taliyihii booliska Gobolka Banaadir....
Qasaaraha ka dhashay Qaraxii shalay degaanka Gololey oo gaaray 21 qof dhimashada
April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa sheegaya in uu kordhay qasaraha ka...
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka oo shegay inay tahay waqtigii ciidammada Mareykanka laga soo saari lahaa Afghanistan
April 15-4-2021 Mareykanka ayaa sii wadi doona inuu taageero Afghanistan ka dib marka uu kala baxo ciidamdiisa. Waxaa...
C/wali Gaas “ waa sharci daro muddo kordhinta loo sameeyey farmaajo iyo xildhibaanada baarlamaanka..
April 15, 2021 Maalmo kadib mudo kordhintii sharcidarada ahayd oo ay sameeyeen baarlamaanka Federaalka ah, waxaa sharci daradaas...
Ururka Daacish oo amray in la xiro goobo ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha kadib markii ay bixin waayeen lacagaha.
April 15-4-2021 Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilo wareedyo kuwa ammaanka ah, ururka Daacish ayaa amray in la...
Ciidamada Galmudug oo fariisimo cusub ka sameystay Duleedka degaanka Bajeele ee Gobolka Mudug
April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ee dhinaca Galmudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan dhaq...
App-ka codadka tooska lagu wadaago ee Clubhouse waxaa ka abuurmay sheekooyin la xiriira barnaamijkaas oo aad u badan
April 15-4-2021 App-ka codadka tooska lagu wadaago ee Clubhouse waxaa ka abuurmay sheekooyin la xiriira barnaamijkaas oo aad...