Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Muqdisho oo caawa la ciir ciiraysa Ciidamo is hor fadhiya 4 sano kadib weerarkii Guriga C/raxmaan C/shakuur..

April 16-4-2021 Waxaa caawa Magaalada Muqdisho ka jira Xiisad u dhaxeysa ciidamada dowladda iyo taliyihii hore ee ciidanka...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka qarxay xaafada shirkole

April 16-4-2021 Waxaa goor dhawayd Rasaas is waydaarsaday Ciidamo uu Watay Taliye Saadaq joon iyo Ciidamo ay wateen...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya

April 16-4-2021 Ashish Vidyarthi waa jilaa caan ku noqday doorka laadarnimada ee filimada Bollywood-ka Hindiya, laakiin lixdii sano...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi “Marka ay noqoto in qori lagu ilaaliyo kursigii sanduuqa dhalada ah uu sharciyeeyey, dadka arrintaas ka dhiidhiyana caburin iyo argagixin la isugu daro

April 16-4-2021 Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ahna Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa ku...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Frenemies of the Horn

This is an interview on the future of the Somali refugees in Kenya. . . Xafiiska Wararka Qaranimo...
QOL EditorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Toogasho ka dhacday Dalka Maraykanka gaar ahaan goob lagu magacaabo FedEx Ground. Ku dhawad 10 qof oo dhimatay..

April 16, 2021  Ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyootay, ka dib toogasho xalay fiidkii ka dhacday magaalada Indianapolis...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka oo lagu sameeyay sheybaar.

April 16-4-2021 Minka daanyeer oo lagu beeray unugyada bani’aamka ayaa lagu sameeyay sheybaar, sida ay xaqiijisay daraasad la...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowlada Somaliya oo iyo Taageerayaasheeda Nabad iyo Nolol oo abaabulaya banaanbaxyo ka dhaca Yurub oo lagu tageero mudo kordhinta

. April 16-4-2021 Wararka ka imaanaya Dalalka  Yurub iy magaalooyinka dalalka Reer Galbeedka, ayaa sheegaya in la Wado...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad oo goor dhawayd ka qarxay degmada Duddun ee Gobolka Sool.

April 16-4-2021 Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Sool ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas uu ka qarxay dagaal...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Amisom iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa oo ka wada hadlay Dagaalka Al-shabaab

April 16-4-2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb-galay Kulan labo maalmood soconayay oo...
QOL ContributorApr 16, 2021Apr 16, 2021
Read More
14811482148314841485