Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee...
Axmed Madoobe oo Xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Booliska, ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha hay’adda nabad sugida.
April 17, 2021 Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyaha ciidanka Booliska...
MD Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada Afisiyooni...
DEG DEG:- Saxaafadda oo banaanka looga saaray kulanka Deni & Xildhibaannada
Muqdisho, April 16 2021–Kulan ayaa Magaalada Garoowe waxaa uu uga furmay Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland iyo Madaxweyne Saciid...
Sheekh Shariif oo la kulmay Taliyaha xoogga & faah faahin laga helay
Muqdisho, April 17 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxaa uu kulan xasaasi...
Madaxweyne Biden oo kordhinaya tirada qaxootiga uu dalkaas qaabilo Sanadkii xili Trum uu yareeyay
. April 17, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa dib u eegis ku sameeyay go’aanka qaxootiga saacado kaddib markii...
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska jeneral Saadaq Joon oo dhufeysyo ka qotay xaafadda uu dagay ee Shiirkole
. April 17, 2021 Wararka ka imaanaya xaafada shirkole oo deegaan ahaan uu shalay u Dagay Taliyihii hore...
Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad lagu tuhmayo dilkii Gudomiyaha Degmada Xamarjajab
. . April 17, 2021 Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goor dhawayd shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay...
Shir u dhexeeya farmaajo iyo beesha caalamka oo goor dhow ka furmay Teendhada Afiysoone ee xerada Xalane.
April 17, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka bilaawday kulan u dhaxeeyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi...
Dilkii loo geystay guddoomiyihii degmada Xamar Jajab xalay oo loo adeegsaday Baangad.
April 17, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabkii uu u dhacay dilkii loo geystay Guddoomiyihii...