Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kinshasa ee Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo

April 20-2021 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kinshasa ee Jamhuuriyadda...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay dad hor leh oo laga helay Cudurka Covid-19

April 20-2021 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Minneapolis oo lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askarigii dilay George Floyd

April 20-2021 Magaalada Minneapolis waxaa saacado ka hor lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askariga loo haysto dilkii George...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Turkey oo baaraya tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah, oo ay dowladda bixisay oo yurub la iskaga dhiibay

April 20-2021 Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaarisay baaritaan lagu sameynayo tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii la dilay manta ee Chad Idriss Déby, oo loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka.

April 20-2021 General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby, ayaa...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Qatar oo beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya u soo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda

April 20-2021 Dowladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Mahdi Guuleed oo kulan afur ah la yeeshay guddiyadii doorashada una sheegay in la kala Diray

April 20-2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kala dirtay guddiyadii doorashada heer federaal iyo heer goboleed, iyo guddiyadii xalinta...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera oo si adag looga hor-yimid muddo kororsiga labada sano.

April 20-2021 Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa si adag...
QOL ContributorApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo kaalin hoose ka gashay ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta

Muqdisho, April 20 2021–Warbixinta sanadlaha ee Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn ee Reporters without Borders (RSF) ayaa maanta...
Bashiir BarreApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo Maanta xiran

Muqdisho, April 20 2021–Waxaa maanta gebi ahaan xiran oo aan Shaqeeyneyn Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...
Bashiir BarreApr 20, 2021Apr 20, 2021
Read More
14681469147014711472