Qaramada Midoobay oo Imaaraatka Carabta ka dalbaday Latifa Al Maktoum, inay cadeeyaan Nolosheeda.
April 21-2021 Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Isutagga Imaaraatka Carabta inay keento caddeyn la taaban karo oo muujineya...
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in dib loogu laabto wadahadalladii teendhadii Afisyooni.
April 21-2021 Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni...
Hoggaamiyeyaasha Afrika oo muujiyay naxdin iyo filan waa ku aadan geeridii ku timid madaxweynihii Chad Idriss Déby
April 21-2021 Hoggaamiyeyaasha Afrika waxay muujiyeen naxdin iyo filan waa ku aadan geeridii ku timid madaxweynihii Chad Idriss...
Arsenal, Liverpool, Manchester United iyo Tottenham oo iskaga baxay tartankii dhawaan lagu dhawaaqay ee Super League
April 21-2021 Dhammaan lixdii naadi ee ka socotay horyaalka Ingiriiska ee Premier Leaguege-ga ee qeybta ka ahaa tartankii...
Sheekh Shariif oo xalay u guuray Waqooyiga Muqdisho.
April 21-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay u guuray oo xarun ka dhigtay...
Askarigii Dilay George Floyd oo lagu helay Danbiga Dil iyo ku Xadgudub sharciga Xabsi dheer oo loo diray.
April 20-2021 Kadib wax ka yar maalin iyo ku dhawaad toban saacadood oo wada tashi ah, waxay ku...
Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad
April 20-2021 Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa tiray...
Xaalka Maraykanka iyo Ruushka oo meel xun maraya.
April 20-2021 Safiirka Mareykanka u fadhiya Moscow ayaa dib ugu soo laabanaya Washington si uu la tashi ula...
FIFA oo u digtay kooxaha doonaya in ay qeyb ka noqdaan Supper League
April 20-2021 Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa sheegay kooxaha qorsheynaya in ay sameystaan horyaal ka go’an...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq oo teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya
April 20-2021 Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya si...