Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Khadiijo Diiriye oo gaartay Baydhabo
April 21-2021 Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday...
Lafta Gareen oo Baydhabo ku qaabilay saraakiil ka socotay howl-galka AMISOM iyo UK
April 21-2021 Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...
Wax ka Baro sarkaalkan 40 jirka ah shalayna la wareegay Hogaanka dalka Chad kadib markii aabihii la dilay isla shalay.
April 21-2021 Xaqiiqdii, wax badan lagama yaqaano sarkaalkan milatariga ah oo aan weli gaarin 40 jir, haatanna hogaaminaya...
Sarkaal booliis ah oo magaalada Ohio ku toogtay gabar madow ah oo dhalinyaro ah
April 21-2021 Sarkaal booliis ah ayaa magaalada Ohio ku toogtay gabar madow ah oo dhalinyaro ah xilli ay...
Kooxo hubeysan oo degmada Afgooye ku dilay qof kamid ah dadka ku nool degmadaas
April 21-2021 Kooxo hubeysan ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku dileem qof kamid...
Dalka Iiraan oo walaac ka muujiyay shirka Nukliyeerka ee ka socda Vienna
April 21-2021 Xilli gelinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee...
Madaxweyne Biden iyo Kuxigeenkiisa Kamala Harris oo Taleefanka ka wacay qoyska George Floyd Xukunkii kadib
April 21-2021 Madaxweyne Joe Biden iyo Kuxigeenkiisa Kamala Harris ayaa wacay qoyska Floyd xukunka kadib. Mr Biden ayaa...
Sanbaloolshe oo beeniyay War ay ka faafiyeen taageerayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Farmaajo
April 21-2021 Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa beeniyay War ay ka faafiyeen taageerayaasha...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadjir Cabdiraxman Cabdishakuur Warsameoo sheegay in ay is fara sarayaan farmaajo.
April 21-2021 Xili kulan aad u waynaa oo ka dhacay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho, oo ay iskugu...
Duqeyn lagu dilay saraakiil iyo dagaalameyaal Shabaab ah oo ka dhacday Sh/Hoose
. April 21-2021 Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen...