Madaxweyne Joe Biden oo xasuuq u aqoonsaday dagaalkii koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ku layen Armenia
April 24-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtidii maanta xasuuq u aqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii dagaalkii koowaad...
Milateriga Indonesia oo shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo Arbacadii.
April 24-2021 Milateriga Indonesia ayaa shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo Arbacadii....
Booliska Dalka Congo iyo dibedbaxayaal isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasa
April 24-2021 Booliska Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo dibedbaxayaal ayaa isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasha, kuwaas...
Nabadoon ka mid ahaa ergadii soo xushay baarlamaankan waqtigu ka dhamaaday 10-aad oo goor dhawayd lagu dilay degmada Kaaraan
April 24-2021 Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in goor dhawayd oo afurkii kadib lagu Dilay halkaas...
Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka oo soo jeedisay in Ciidamada laga saaro Liibiya.
April 23-2021 Wasaaradda gaashaandhigga dowlada Mareykanka, ayaa sheegtay in waddada kaliya ee Liibiya, looga baahan yahay ay tahay...
Wasaaradda Amniga oo magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde
April 23-2021 Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee...
Pakistan oo xayiraad safar kusoo rogtay Dalal Soomaaliya ay kamid tahay.
Hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka Pakistan ayaa maanta oo sabti ku dhawaaqday in ay xayiraad safar kusoo rogtay...
Maxaa ka jira in madaxweyne Farmaajo shirkada LFA Holdings lacag ku siiyay sidii uu ku tagi lahaa Aqalka Cad?
Sida lagu daabacay bogga afka dheer ee lagu magacaabo Foreignlobby.com, Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...
Akhriso:- Sida ay u dhacday Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii Bishii...
Galmudug oo Ciidamo geysay Koonfurta Gobolka Mudug & dhaq dhaqaaqyo ka socda
Maamulka Galmudug ayaa Ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kana tirsan kuwa Daraawiishta waxaa ay geeyeen degaano ka...