Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ciidanki Milateriga ee ka soo hor jeeda mudo kororsiga oo goor dhawayd la wareegay Isgoyska Sanca

  April 25-2021 Dagaal kooban oo dhex maray Ciidanki Milateriga ee ka soo baxay furimaha dagaalka ee ka...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wakiilkii hore ee Midowga ee Soomaaliya oo geeriyooday

Bayaan kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday Danjire Boubacar Gaoussou...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka bilaawday Isgoyska Fagax

Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax oo...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Museveni oo dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka hawlgalay Somalia

Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni waxa uu darajooyinka u kordhiyey 40...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Markab Shidaal oo la duqeeyey

Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada (Tanker) oo...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

” Waxaa Nasiib darro ah in dano doorashada ku siman loo ijaafeeyo walaalaheen Jabuuti” Wasiir Casnhuur

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxda muddo xileedkeeda uu dhamaaday ee...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Biden oo Xasuuq u Aqqoonsaday Dil ay Cusmaaniyiintu Gaysteen

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee...
Bashiir BarreApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho Degmooyin ka mid ah ka bilaawday Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne El-sisi oo Masar ku soo rogay Xukun Xaallad Deg-deg ah (State of Emergency) oo muddo 3 bilood ah.

April 25-2021 Madaxweyne C/Fataax Saciid Xuseen Khaliil El-sisi ayaa waxa uu soo saaray Wareegto Jamhuuriya oo tirsigeedu yahay...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowlada Kenya oo goor dhawayd gaaray Magaalada Hargeysa

April 25-2021 Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray wafdi ka socday dowladda Kenya,...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
14531454145514561457