Diyaarad nooca Drone ka ah oo duqeysay Markab nooca shidaalka qaada oo ku sugnaa Xeebaha dalka Syria.
April 25-2021 Diyaarad nooca aan Duuliyaha lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada...
Jubbaland oo soo dhawaysay war-saxaafadeedkii dhawaan kasoo baxay shirkii golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika,
April 25-2021 Qoraal kooban oo lagu baahiyey bogga madaxtooyada dowlad gobolededka Jubbaland ayaa lagu soo dhoweeyey war-saxaafadeedkii dhawaan...
Isgoyska Fagax oo kala qeybiya Yaaqshiid iyo Kaaraan oo goordhow ay la wareegeen Ciidamo hubeysan
April 25-2021 Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo xalay...
Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ee daacish oo ku sii fidaya Dalalka Saxaraha ka hooseeya
April 25-2021 Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ah ayaa sare u qaadday Joogitaankeeda Afrika ayadoo kooxdaasi ay bilowday...
Gabar muslim ah oo kaalinta koobaad ka gashay imtixaanka dugsiga sare ee Itoobiya
. April 25-2021 Sacaada Jamaal oo ah gabar muslimad ah oo ku nool magaalada Warabe eeku taalla Koonfurta...
Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay in dowladda ay soo food-saartay dhaqaale xumadii ugu darnayd
. . April 25-2021 Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in markii u horraysay...
Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo ka hadlay xaalada Jabuuti iyo Soomaaliya.
April 25-2021 Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo warbixin dheer soo...
Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga oo shalay sheegay in Turkigu “gabi ahaanba diidayo” go’aanka Mareykanka.
April 25-2021 Joe Biden ayaa noqonaya madaxweynihii u horreeyay ee Mareykan ah ee soo saara bayaan si rasmi...
Nin Soomaali ah loo doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku bahoobeen ajaaniibta ku Nool Jarmalka.
April 25-2021 Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka ayaa nin Soomaali ah loogu doortay inuu guddoomiyo golaha ay ku...
23 qof oo ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka deg degga ah Isbitalka Ibn al-Khatib ee duleedka Baghdad
April 25-2021 Ugu yaraan 23 qof ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka degdegga ah ee bukaanadda...