Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dagaalka caawa ka socda Muqdisho oo ku faafay isgoysyada Dabka, Shaqaalaha iyo KM-4 ee wadada Maka Al-Mukarama

April 25, 2021  Wararka caawa ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu wali socdo Dagaalkii goos gooska ahaa...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah : Isgoyska Sayidka oo ay la wareegeen Ciidamo uu wato Taliyihii Hore ee Ciidanka Danab

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd   barta Kontarool ee laga ilaaliyo Madaxtooyada ee isgoyska Sayidka ka bilaawday rasaas aan...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur oo sheegay in la soo weeraray Hogya uu ka dagan yahay Muqdisho.

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd Bartiisa Facebook soo dhigay qoraal Hogaamiye C/raxmaan C/shakuur warsame oo sheegay in la...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Dagaal goor dhawayd ka Qarxay Km4 ilaa warshada caanaha.

April 25-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dagaal kulul oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

biy Axmed oo soo saaray bayaan ku saabsan doorashada Itoobiya ee bisha June

April 25-2021 Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta soo saaray bayaan ku saabsan doorashada lagu wado dabayaaqada...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Xasan sheikh “Waxaa nasiib darro in ciidan ka amar qaata farmaajo ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan uga digayaa

April 25-2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd bartiisa baraha bulshada soo dhigay arintaas,...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

War deg deg ah: dagaal Goor dhawayd ka bilaawday xaafada C/casiis oo ay daganyihiin Musharixiinta

Waxaa goor dhawayd Dagaal kulul uu ka bilaawday Degmada Cabdicasiis oo ay Daganyihiin Musharixiinta, Waxaana la sheegay in...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qof lagu xiray Spain kaddib markii looga shakiyay inuu 22 qof qaadsiiyay fayraska koroona

April 25-2021 Ninkan ayaa lagu xiray dalka Spain kaddib markii looga shakiyay inuu 22 qof qaadsiiyay fayraska koroona....
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

WHO oo Xaaladda Hindiya ku tilmaantay mid uu dagay xanuunka Covid 19

April 25-2021 Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay sheegtay in xaaladda Hindiya ay tahay “xusuusin ba’an” oo ku aaddan...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qax ka bilaawday goor dhawayd Demooyinka dhaca Waqooyiga Muqdisho

  April 25-2021 Wararka ka imaana Waqooyiga Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu ka bilaawday barakac ku aadan,...
QOL ContributorApr 25, 2021Apr 25, 2021
Read More
14521453145414551456