Mareykanka sheegay in uu aad uga walaacsan yahay rabshadihii magaalada Muqdisho ka dhacay Axaddii..
April 27-2021 Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegtay inay uu aad uga walaacsan tahay rabshadihii magaalada Muqdisho ka...
Xildhibaanada mucaaradka oo booqday hoyga Madaxweynihii hore Xassan Shiikh Maxamuud
April 26-2021 Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Somalia oo u badan mucaarad ayaa caawa booqday hoyga uu degan...
Shir ka dhacay Addis Ababa oo lagu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso
April 26-2021 Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya waxaa maanta lagu kala saxiixday heshiis...
Afarta nin ee awoodda ciidan leh kana tirsan garabka mucaaradka
April 26-2021 Xiisad colaadeed ayaa ka taagan magaalada Muqdisho kaddib markii khilaafkii siyaasadeed ee ka jiray arrimaha doorashada...
Cabdixaashi oo dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ugu baaqay in ay ilaaliyaan nabadda iyo xasiloonida dalka
. April 26-2021 Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho ugu baaqay in...
banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo ka socda Muqdisho
April 26-2021 Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo banaanbaxyo looga soo hor jeedo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo. Banaanbaxyadaan...
Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo goor dhawayd Ciidamada Dowlada ka bilaabeen Muqdisho Xili Xabad joojin..
April 26-2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowlada waqtigeeda...
Bulshada rayidka oo ku baaqay la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho
April 26-2021 Bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa ku ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho....
Midowga Yurub oo sheegay in Maxkamad uu la tagayo shirkadda AstraZeneca
April 26-2021 Midowga Yurub, ayaa bilaabay tallaabo sharci ah oo ka dhan ah shirkadda dawada sameysa ee AstraZeneca,...
Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid oo goor dhawayd ku biiray Mucaaradka taliyihii labaad oo Noqonya..
April 26-2021 Taliyihii Saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid Faarax Cadaani Maxamed oo Noqonaya Taliyihii labaad oo ku biira,...