Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay
May-1-2021 Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku aadanaa...
War deg deg ah: farmaajo oo shaaca ka qaaday inuu fulinta doorashada iyo amniga doorashada ku wareejiyey ra’iisul wasaare Rooble
May-1-2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad la wada sugayey kahor jeediyey Golaha Shacabka...
Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo gaaray magaalada Hargeysa
May-1-2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr....
War deg deg ah: Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday iyo Gudoonka baarlamaanka waqtigooda dhamaaday oo gaaray xarunta Golaha shacabka..
May-1-2021 Waxaa goor dhawayd Xarunta baarlamaanka gaaray Gudoonkii baarlamaanka ee waqtigiisa dhamaaday iyo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo oo...
Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan
May-1-2021 Maraykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan dalka...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26
May-1-2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xayiraadii saarneed Dalka kenya ee isku socodka dadka iyo gaadiidka Qafiifiyay Xoogaa,...
C/raxmaan C/shakuur “ Farmaajo haddii uu xaqiiqada wajaho oo uu garto in ciidan dastuurka daafacaya oo muddo kororsiga diiddan ay Villada kaabiga ku hayaan
May-1-2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa goor dhawayd Bogiisa Facebook soo dhigay Qoraalkan hoos ku qoran. Farmaajo haddii uu...
15 qof oo rayid ah oo lagu dilay weerar gobolka Oromiya ee dalka Itoobiya
May-1-2021 Ugu yaraan 15 qof oo rayid ah ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay weerar...
Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee jooga Xarunta ayaa ugu baaqay in farmaajo uu is Casilo
May-1-2021 Waxaa goor dhawayd warbaahinta ay gaartay xarunta baarlamaanka oo lagu wado in uu goor dhaw gaaro Madaxweynaha...
Fiqi ” Muddo kororsigiinii Baas waa idin soo celiyey Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey
May-1-2021 Muddo kororsigiinii baas waa idin soo celiyey!.! Sida looga bartay Oday Farmaajo khudbooyinkiisii horey uu barlamaanka uga...