Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Haweeney Hogaaminaysa Tirinta Codadka Dalka Hindiya

May 3-2021 Xisbiga u taliya dalka Hindiya ee BJP ayaa xoogga saaray sidii uu ugu guulaysan lahaa gobolka...
QOL ContributorMay 3, 2021May 3, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta oo la kulmay Musharax Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh

May 2-2021 Waxaa caawa magaalada  Muqdisho ku kulmau Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharax madaxweynihii...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliye ku xigeenkii ciidanka Haramcad Muumin Ciise Maxamuud iyo ciidamo uu hoggaaminayo oo galabta Mahad salad soo dhaweyay

May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga dareemayaa Jawi kale Markii uu soo goostay Taliye ku xigeenkii ciidanka...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.

May 2-2021 4 canuf  ayaa lagu dilay weerar ay  qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya, sida laga soo...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay’addaha kala duwan ee Garsoorka

May 2-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Rooble oo Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.

May 2-2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Hindiya oo diiwaan galisay tirada dhimashada ugu badan ee maalinlaha ah ee Covid19

May 2-2021 Hindiya ayaa diiwaan galisay tirada dhimashada ugu badan ee maalinlaha ah ee coronavirus tan iyo markii...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo la kulmay ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Qatar

May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Muwaadniin Mareykan ah oo ku dhimatay is-buurasho ka dhacday Israel

May 2-2021 Muwaadniin Mareykan ah ayaa ku jira tobaneeyo qof oo lagu dilay, laguna dhaawacay is-buurasho ka dhacday...
QOL ContributorMay 2, 2021May 2, 2021
Read More
14341435143614371438