Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Hay’adda Save The Children oo sheegtay in 5,000 oo caruur iyo waalidiintooda ay ku kala irdhoobeen gobolka Tigray .

May 4-2021 Hay’adda gargaarka ka shaqeysa ee Save The Children waxay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo canug...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka G/Banaadir oo heshiis la saxiixday Hay’ad Caalami ah

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey’adda Cesvi, oo kamid ah...
Bashiir BarreMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qof ku hubeysnaa Qori oo saraakiil ka tirsan hay’adda FBI- Mareykanku toogteen

May 4-2021 Nin hubeysnaa ayay saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Mareykanku toogteen kaddib markii ay saacado isku horfadhiyeen...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamadii ka gadooday muddo kordhinta oo Gudi la kulma Rooble magacaabay.

May 4-2021 Guddi saraakiila oo ay iska magacaabeen ciidamadii dhawaan soo galay Muqdisho ee saldhigyada ka dhigtay xaafado...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha qaybta gobolka Karkaar oo gaadiidlaydda ku wargeliyay in hakad la geliyay Isticmaalka wadadaasi

May 4, 2021 Taliyaha qaybta gobolka Karkaar G/Sare Faarax Nuur Maxamed, ayaa dareewaladda gaadiidlaydda ku wargeliyay in hakad...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Amiirka Qatar Sheikh Al-Thani oo khadka taleefonka kula hadlay Farmaajo.

May 4, 2021 Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa xalay khadka taleefonka wada-hadal kula yeeshay...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda oo shaaciyay in ay soo afjarayaan guurkooda, kadib markii ay wada joogeen muddo 27 sano ah

May 4, 2021 Bill Gates iyo xaaskiisa Melinda ayaa shaaciyay in ay soo afjarayaan guurkooda, kadib markii ay...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Saraakiishii Hogaaminaysay Ciidamada Badbaado qaran oo ku kulmay Muqdisho.

May 4, 2021 Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada Badbaado Qaran ee ka dhashay muddo kororsigii dowladda ayaa shalay ku shiray...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo u diraya Geeska Afrika Ergeygiisa Gaarka ah si loo Xaliyo xiisada gobolka ka taagan.

. May 4, 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa u diraya Geeska Afrika Ergeygiisa Gaarka ah...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga oo Howlgalo ka sameeyay saacadihii la soo dhaafay Deegaanada Raqayle, Raydabley, Caanooley, Galoole, iyo Gumeysi diid Sh.hoose

May 4, 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo kala duwan waxaa saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen...
QOL ContributorMay 4, 2021May 4, 2021
Read More
14301431143214331434