Daawo Muqaalka Sayid Cali Xasan oo kamid ahaa ciidanka Haramcad, sheegay Idaacado la Xirayo dhawaan.
Ansaar International oo Xarun ku leh Jarmalka oo la Xiray kadib Markii la shegay in uu tagero ururka Xamas iyi Al-Shabaab
May 5-2021 Hay’ad lagu eedeeyey inay dhaqaale siiso ururka Xamas ee reer Falastiin iyo kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya...
Wabiga Shabeelle oo fatahaad horleh ka geystay tuulooyin hoostaga Degmada Jowhar
May 5-2021 Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad horleh ka geystay tuulooyin hoostaga Degmada Jowhar xarunta DG Hir-Shabeelle, kadib markii...
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte oo gaaray deegaanka Balada Nuur
May 5-2021 Wararka ka imaanaya magalada B/weyne ayaa sheegaya in goor dhawayd uu Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte...
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Oo Xariga ka Jaray Warshad Oxygen Sameeyneyso.
May 5-2021 Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ayaa xadhiga ka jaray warshad Oxygen oo laga hirgeliyey Magaalada...
Dacwad oogayaasha Turkey oo baaritaan ku billaabay duqa magaalada Istanbul
May 5-2021 Dacwad oogayaasha Turkey ayaa baaritaan ku billaabay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu oo loo haysto dhaqan...
War deg deg ah: Qarax goor dhawayd ka dhacay Degmada Kaxda iyo shacab dhimasho ka soo gaartay
May 5-2021 Wararka ka imaanayo Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qaraxa uu goordhow ka dhacay...
Afhayeenka Itobiya oo ku tilmaamay hadal ka soo Yeeray Suudaan wax lagu Qoslo.
May 5-2021 Wasaarada Arimaha dibadda Sudan ayaa dhawaan sheegtay in hadii Itoobiya ka baxdo heshiisyada biyo xireenka in...
Benjamin Netanyahu Ra’iisal wasaaraha Israa’iil, oo noqday hogaaminaya ugu mudada dheeraa Dalkaas
May 5-2021 Shan iyo tobankii sano ee uu Benjamin Netanyahu ra’iisal wasaaraha ka ahaa Israa’iil, waxa uu noqday...
Heshiis nabadgelo oo laga gaaray dagaalkii ka dhacay deegaannada Soomaalida iyo Oromada
May 5-2021 Waxaa magaalada Jig-jiga ee dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada deegaannada...