Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Faah faahin ka soo baxaysa Xariga Wasiirka Maaliyadda ee Qatar oo xabsiga loo taxaabay

May 7, 2021 Wasiirka Maaliyadda ee Qatar ayaa xabsiga loo taxabay sababo la xiriira in uu awoodisa ku...
QOL ContributorMay 7, 2021May 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Muuqaallo uu baahiyay Teleefishinka Al Carabiya oo ka soo muuqatay gabadh uu dhalay Sadaam Xuseen

. May 7, 2021 Muuqaallo dhowr ah oo uu baahiyay teleefishinka Al Carabiya waxaa kasoo muuqatay gabadh uu...
QOL ContributorMay 7, 2021May 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Gaashaanle Diini Rooble Ahmed “ Ciidamada haray saakay ayaa lagu wadaa in ay Muqdisho ka baxaan..

May 7, 2021 Gaashaanle Diini Rooble Ahmed oo ah afhayeenka ciidamada dowladda ee la baxay Badbaado Qarann. Ayaa...
QOL ContributorMay 7, 2021May 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Afhayeenka Madaxtooyada Falastiin oo cambaareeyay dilka wiil dhalinyaro ah oo ciidamada Israa’iil ay dileen

May 6-2021 Afhayeenka Madaxtooyada Falastiin Nabil Abu Rudeineh ayaa cambaareeyay  dilka wiil dhalinyaro ah oo ciidamada Israa’iil ay...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir

May 6-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay Shirka Todobaadlaha...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamadii badbaado Qaran oo bishii hore soo galay Muqdisho oo caawa u dhaqaaqay qaarkood Sh.hose iyo Sh.dhexe

May 6-2021 Waxaa goordhow  oo caawa ah magaalada Muqdisho ka shiraacday oo ka dhaqaaqay ku dhawad 30- gaadiidka...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka deeganka oo ka dhacay Deegaanka teedaan ee Gobalka Hiiraan

. May 6, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo dadka...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Amiirka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad oo bartiisa twitterka ku sheegay in uu Heshiisiiyay Somaliya iyo Kenya

May 6, 2021   Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Kenya oo soo dhoweysay talaabada dowlada Somalia ku soo celisay xiriirkii labada dowladood

  May 6, 2021  Saacado  kadib Dowlada somaliya oo dib u soo celisay Xiriirka  Kenya iyo Somaliya, ayaa...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maxay tahay sababta ay DF uga noqotay go’aankii ay xiriirka ugu jartay Kenya?

May 6, 2021  Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay inay dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladda...
QOL ContributorMay 6, 2021May 6, 2021
Read More
14211422142314241425