Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud Antonio Guterres oo soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka Kenya iyo Somalia.

May 8, 2021 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka diblumaasiyadeed...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sudan oo shaaciyey inay Hay’adda Shisheeye ku soo wargelisay in Waqooyiga Sudan ku habsan doono Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2.

May 8, 2021 Dadka ku nool Gobalka Waqooyiga ee Jamhuuriyads Sudan ayey la soo gudboonaatay cabsi, Rucbi iyo...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Cumar Filish oo saacado kadib booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii Lasoo dhaafay ka da’ay Muqdisho

May 8, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay booqday...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Turkiga oo soo dhaweyay dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

 May 8, 2021 “Turkiga waxuu soo dhaweynayaa horumarada la xiriira dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Booliiska ku-xigeenkisa iyo afhayeenka ciidanka oo hoygiisa ku booqday Xassan Sheekh

May 8, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo ay weheliyaan taliye ku-xigeenka...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cumar Filish oo xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor

May 8, 2021 Waxa xalay Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan gaar ah oo u dhaxeeya Guddoomiyaha Gobalka Banaadir...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

kiiska dilkii guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Dhegajuun oo Maxkamadda ciidamada dhagaysatay Mar kale.

May 8, 2021 Waxaa saakay Mar kale Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya dib u billowday dhageysiga dacwadda...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Iska hor imaad la isku fara saaray oo khasaare dhaliyay oo ka dhacay misaajidka barakaysan ee Al-Aqsa

May 8, 2021 Ugu yaraan 163 Falastiiniyiin ah iyo lix sarkaal oo booliska Israa’iil ah ayaa lagu dhaawacay...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha oo sheegay inay u badan tahay in haraaga gantaalka uusan waxyeello geysan

. May 8, 2021 Inta badan haraaga gantaalka weyn ee Shiinaha ka soo fakaday ayaa la filayaa in...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

afar musharrax oo Soomaali ah oo ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain

May 8, 2021 Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii...
QOL ContributorMay 8, 2021May 8, 2021
Read More
14181419142014211422