Kulan xalay dhexmaray Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo tirsan golaha Midowga Musharaxiinta.
May 10 2021 Waxaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Xildhibaanno ka tirsan golaha degaanka Buurtinleoo Dacwad u gudbiyay
May 10 2021 Xildhibaanno ka tirsan golaha degaanka Buurtinle, oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas, ayaa dacwad...
QM oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xaalada magaalada Qudus ee dhulka falastiin..
May 10 2021 Golaha amaanka QM ayaa maanta oo isniin ah fadhi deg deg ah ka yeelanaya si...
Farmaajo oo ka tacsiyeeyay saraakiishii Xalay lagu laayay Qaraxii saldhiga waabari
.. May 10 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska,...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay Qaraxii shabaab xalay ku dishay Saraakiisha
May 10 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u Cambaareyey Qaraxii...
Boris Johnson oo ka digay in Scotlandka ka baxdo Boqortooyada UK
May 10 2021 Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay in...
Hay’adda QM oo shegtay in Roobabkii muqdisho ay ku dhinten 30 qof
.. May 10 2021 Ku dhawaad 30 Qof ayaa ku geeriyootay 7dii maalmood ee lasoo dhaafay roobabkii gu’a...
Aas lagu wado in loo sameeyo saakay saraakiishii Xalay shabaab ku laayeen Saldhiga waabari
.. May 10 2021 Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay saldhigga...
Jowhar oo isu socodka xaafadaha iyo tuulooyinka qaar go’doon geliyay fatahaadda Wabiga Shabeelle
May 9 2021 Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa isu socodka xaafadaha iyo tuulooyinka qaar go’doon geliyay...
Guddiga doorashooyinka Puntland oo lagu wareejisay qalabka casriga ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha
. May 9 2021 Shirkadda PIITECH ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku wareejisay qalabka casriga ah ee...