koox hubeysan oo saakay dishay nin wadaad ah oo caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo.
. May 12 2021 Wararka aan ka heleyno gobolka Mudug waxay sheegayaan in saakay koox hubeysan ay dishay...
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza
May 12 2021 Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo ‘weerarka...
waxaa socdaa dagaalka u dhexeeya ciidamada Israa’iil iyo dagaalyahanada Falastiin
May 12 2021 Weli waxaa socdaa dagaalka u dhexeeya ciidamada Israa’iil iyo dagaalyahanada Falastiin kadib markii xaley ay...
Degaannada Shabaab maamulaan oo saakay laga Ciidayo iyo Dowlada Somaliya oo aan waxba ka qaban karin
May 12 2021 iyada oo dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo inta badan dalalka Caalamka ay shaaciyen in Maanta...
C/raxmaan C/shakuur “Waxaan canbaaraynayaa weerarka ciidanka Israa’iil ku qaadeen Masjidul Al-Aqsa
May 12 2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur warsame ayaa ka hadlay Weerarada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Israa’iil ka...
Israa’iil Oo Burburisay Dhismihii Munaaradda Masjidka Gaza May 12 2021 Xamaas ayaa sheegtay inay 130 gantaal ku garaacday...
Ciidamada Degmada afgooye oo goor dhawayd joojiyeen Masaajidyo ay ka socotay Takbiirta Ciida.
May 12 2021 Wararka aan ka heleeyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in...
Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan oo waqtiga loo kordhinayo.
May 12 2021 Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa waqtiga loo dheereynayaa marka la gaaro 31-ka December 2021 waxaana...
Soomaaliya oo cambaareeysay weerarkii Israel ku qaadeen masijidka barakeysan ee Al-Aqsa
May 12 2021 Dowlada Soomaaliya ayaa si adag uga soo hor jeesatay Weerarada Bahalnimada ah oo ay ciidamada...
Kooxda K/cagta Manchester City oo ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska
May 12 2021 Kooxda K/cagta Manchester City ayaa ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska, kaddib markii deriskeeda Manchester United oo...