Kulan shaki dhaliyay oo Rooble la yeeshay Xasan shekh
May 14 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka...
Gantaallo laga soo tuura Lubnaan oo ku dhacay Israa’iil
May 14 2021\ Saddex gantaal oo laga soo tuuray Lubnaan aya haleelay badda Mediterranean-ka ee ka baxsan xeebta...
waxa ka baro awooda Ciidan Hub iyo Gantaalo ee Ururka Xamaas ay heysato
May 14 2021 Inkastoo qasaare isugu jira dhimasho, burbur iyo dhibaato ay kasoo gaartay labada dhinacba cadaawadda sii...
Taliye ku-xigeenka Booliska Kaniif oo garay Galkacyo kadib Dilkii sh. Cali dhere
Taliye Kaniif ayaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Galkacayo May 14 2021 Taliye Kaniif ayaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada...
Milatariga Israa’iil oo xoojiyay weerarada Qasa iyo falastin oo Tel Aviv weerartay
May 14 2021 Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii...
Muuse Biixi oo booqday Abwaan Hadraawi oo ku Xanuunsan hargaysa
May 14 2021 Abwaan Hadraawi oo ugu horeeya Abwaannada Soomaaliyeed ee nool kuwooda ugu caansan ayuu maanta Madaxweyne...
Garoonka Diyaaradaha Israa’iil oo loo xiray cabsi laga qabo gantaalada ay soo ridaan Ururka Hamaas..
Mayay 12 2021 Waxaa sare u sii kaceysaa xiisadda ka dhex taagaan Israa’iil iyo Falastiiniyiinta, waxaana laga cabsi...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista oo kulan gaar ah la qaatay guddiga shirkadaha diyaaradaha ka howlgala dalka
May 12 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan gaar ah oo ay yeesheen Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista...
Wasiirka arrimaha dibedda Turkey oo sheegay in Sacuudi Carabiya wada hadal u socdo
May 12 2021 Turkey iyo Sacuudi Carabiya ayaa sii wadai doona wada-hadallada ay wax uga qabanayaan khilaafyada u...
Dowladda oo ka soo horjeesatay magacaabista ergeyga Midowga Afrika
May 12 2021 Dawladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika inay kasoo horjeeddo...