Ergeyga Dowlada Mareykanka oo Israa’iil gaaray si loo joojiyo dagaalka halkaas ka socda
may 15 2021 Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku...
shiinaha oo Xeebaha Somaliya u soo diray Markab aad u ballaaran oo dul saaranyihiin diyaaradaha kuwa qumaatiga
May 15 2021 Dalka shiinaha ayaa la sheegay in uu Xeebaha Somaliya u soo diray Markabkan oo ah...
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti oo dalka dib loogu soo celiyay
May 15 2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, oo tababar...
NISA oo deegaano aan ka fogayn Beledweyne kala wareegtay Al-shabaab kadib Markii ay ka baxeen halkaas.
May 15 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Ciidamada nabad sugida ee dowladda Soomaaliya ee...
Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykana oo xabbad-joojin ah ka dalbaday Falastiin iyo Israel..
May 15 2021 Waxaa sii xoogaysanaya dagaalada Duqaymaha ay Ciidamada Israel iyo Ururka xamaas isku Waydaarsanayaan Telaviv iyo...
Daily Nation oo qoray xog ku saabsan in Kenya ay joojiso duulimaadyadii Soomaaliya
May 15 2021 Wargeyska Daily Nation ee Nairobi ayaa qoray xog ku saabsan sababtii keentay in dowladda Kenya ay joojiso...
Ismaaciil Cumar Geelle oo saakay lagu wado markii 5 loo Caleemo saaro Madaxweynaha Jabuuti.
May 15 2021 Madaxeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Sabti ah 15-ka May 2021 lagu caleemo-saarayaa...
Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka dalkaas ku soo dhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi
May 15 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana kusoo...
Booliiska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin hubaysan oo nin kale dilay
May 15 2021 Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay nin hubaysan, oo saaka nin kale ku...
Faransiiska oo sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay mamnuucaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin
May 15 2021 Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay...