Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo gaaray Magaalada Qardho

Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobleedka Puntland ahna ku simaha madaxweynaha  Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), iyo wafdi uu...
Bashiir BarreMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in Go’doon gashay Magaalada Jowhar

Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee xarunta...
Bashiir BarreMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dibad-baxyo looga soo horjeedo duqeymaha Israel oo weli socda

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada London, kuwaas oo ka soo horjeeday duqeymaha ka socda dhulka...
Bashiir BarreMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Joe Biden oo teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil si loo joojiyo dagaalka.

May 16 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo madaxweynaha...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaalyahadana Xamaas oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada Israa’iil oo ‘ogolaaday’ in xabadda la joojiyo

May 16 2021 Ururka Xamaas ayaa lagu soo warramayaa in uu ogolaaday in heshiis xabad joojin ah laga...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaal saakay ka socda xaafada Madaari ee islii iyo Ciidamada Kenya oo dagaal kala hor tagay dad halkaas isku dilayay.

May 16 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Madaari oo ay dagan yihiin dadka sida...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Bananbaxyo ka bilaawday Muqdisho oo looga soo hor jeedo dhalinyaradii loo qaaday Ereteriya

May 16 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon  ee Magaalada Muqdisho mar kaliya ka...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Somaliland oo deegaanadeda ka bilowday howlgal lagu buufinayo Ayaxa

May 16 2021 Wararka ka imaanaya maamulka Somaliland ayaa sheegaya in mar kale ka bilaawday la dagaalanka Ayaxa...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Rooble oo ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir oo xalay geeriyooday

May 16 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida Taliye ku-xigeenkii guud ee...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo si adag kaga hadlay weerarada iyo duqeymaha Israel

May 16 2021 Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa si adag kaga hadlay weerarada...
QOL ContributorMay 16, 2021May 16, 2021
Read More
13991400140114021403