Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Gen. Cabdisamad oo ku geeriyooday Muqdisho.

May 20 2021 Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa saaka oo Khamiis...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sarkaal Xamaas ka tirsan oo sheegay in Israa’iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin

May 20 2021 Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa’iil iyo xooggaga Gaza...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxda maamul goboleedyada oo la filayo inay soo gaaraan magaalada Muqdisho

May 20 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxda maamul goboleedyada oo...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

axmed madoobe oo 2 Sano kadib magacaabay wasiiro uu ku jiro Cabdinaasir Seeraar

May 20 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in  Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Askarta Itoobiya oo weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla magaalada Aksum ee gobalka Tigray

May 20 2021 Askarta Itoobiya ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Somalida Kenya oo lacago milayin dolar ah looga dhacay Applicationka CASH24 .

May 20 2021 Waxaa Magaalada Nairoibi gaar ahaan xaafada Somalida dagto ee islii bilihii la soo dhaafay aad...
QOL ContributorMay 20, 2021May 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

4 kun oo ruux oo 24 kii saac xanuunka Karoona ugu geeriyootay dalka Hindiya

May 19 2021 Ku dhawaad  4 kun oo ruux ayaa 24,kii saac ee lasoo dhaafay xanuunka Karoona ugu...
QOL ContributorMay 19, 2021May 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Shirkii federaalka iyo dowlad goboleedyada oo berri dib u dhac kooban ku yimid

May 19 2021  Shirkii lagu waday in uu furo  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa cawa...
QOL ContributorMay 19, 2021May 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo caawa Fiidkii soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo shirka Bari.

May 19 2021 Waxaa Garoonka Muqdisho caawa fiidkii ka soo dagay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye...
QOL ContributorMay 19, 2021May 19, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Hay’adda miina baarista oo gaadiid iyo agab kale ku wareejisay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

May 19 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka miina baarista UNMAS ayaa gaadiid iyo agab kale oo...
QOL ContributorMay 19, 2021May 19, 2021
Read More
13881389139013911392