shirka arrimaha doorashooyinka ee federaalka iyo dowlad goboleedyada oo muqdisho ka furmaya saakay.
. May 22 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho ka jira saakay xaalado iyo shaqooyin kala duwan oo ay wadaan...
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka oo ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay heshiiyaan
May 22 2021 Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya ee la...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in Deg deg loo joojiyo dagaalka Hiiraan ka socda
May 21 2021 Kadib markii maalma ka hor dagaal dhaliyey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu qeybo...
Waxaa dhaqan galay heshiis xabbad joojinta Israa’iil iyo Falastiin dabaal Dagyo ka bilaawday Marinta Qasa.
May 21 2021 Waxaa dhaqan galay heshiis xabbad joojin ah oo ay wada gaareen Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta...
Meydadka 24 ruux oo laga soo saaray guriga nin horay uga tirsanaa booliska dalka El Salvador
May 21 2021 Meydadka ugu yaraan 24 ruux ayaa laga soo saaray guriga nin horay uga tirsanaa booliska...
Rooble oo kulan soo dhaweyn ah la yeeshay madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo muqdisho soo gaaray
May 21 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo galabta Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Golaha...
Xisbiga Dimuqraaddiyiinta ee ee dagaalka falastiin iyo Israa’iil ku kala booday
May 21 2021 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa mar qura is arkay isagoo bannaanka ka taagan fikirka ay...
Ciidamada Kenya oo qarax lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera
may 21 2021 Ciidamo ka tirsan booliiska Kenya ayaa qarax maanta lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera ee...
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeey geerida guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley
May 21 2021 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka tacsiyeey geerida guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley Cabdiraxmaan Axmed Cali oo lagu...
Gudoomiyihii deegaanka Garasbaaley oo Goor dhawayd Qarax lagu dilay
May 21 2021 Warar dheeraad ah aayaa ka soo baxaya Qarax lagu Dilay Gudoomiyihii deegaanka Garasbaaley, Cabdiraxmaan Garyare...