Isra Xirsi oo ay dhashay Ilhaan Cumar una ololeysa arrimaha isbedelka cimilada
May 24 2021 Isra Xirsi, oo ay dhashay Ilhaan Cumar, una ololeysa arrimaha isbedelka cimilada ayay warbaahinta Mareykanka...
Muxuu salka ku hayaa khilaafka u dhexeeya maamulka masjidka Quba Amsterdam.?
[Qaranimo Online, Isniin 24 May 2021] Muddooyinkii u dambeeyey waxaa sii xoogeysanayay hadal-haynta khilaaf ka dhextaagnaa maamulka masjidka...
hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Qodobo ka soo saartay shirka ka socda Teendhada Afisiyooi
May 24 2021 Majmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay shirka kia socda Muqdisho maalintii sadaxaad, waxayna ku...
C/raxmaan C/shakuur oo la kulmay Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed
May 24 2021 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa uu xalay...
Ciidanka Jubaland oo bilaabay hawlgal haweenka looga joojinayo xirashada indha-shareerka.
May 24 2021 Ciidanka Booliiska Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay hawlgal haweenka looga joojinayo xirashada indha-shareerka. Wadooyinka...
Wariye Martin Bashir oo ah tirsanaa BBC-da oo khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana
May 24 2021 Martin Bashir, oo ah saxafigii ka tirsanaa BBC-da ee hadda howlgabka noqday ee khiyaameeyay Amiiraddii...
USA iyo Midowga Yurub oo cambaareeyay fal ay Belarus si khasab ah diyaarad rakaab aheyd
May 24 2021 Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa si adag u cambaareeyay fal ay dowladda Belarus Axaddi shalay...
Mareykanka oo xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya
May 24 2021 Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka...
Xarun ay ka socotay olole doorasho magaalada Laascaanoodoo Somaliland oo la weeraray
May 24 2021 Warar dheeraad ah aya ka soo baxaya magaalada laascaanood ee deegaanada Somaliland oo xalay Weerar...
kulan looga hadlaayey dardargalinta ololaha bilic-soocelinta Dhuusomareeb oo lagu qabtay
May 24 2021 Kulankan ayaa lagu qabtay Xarunta Dowlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb waxaana soo qaban qaabiyey Maamulka...