Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Mareykanka, oo sheegay in gacan ka geysan doonaan dib u dhiska magaalada Gaza

May 25 2021 Xoghanaya arrimaha dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in dalkiisa uu gacan ka geysan...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo sheegay in lagu heshiiyay Shirka Xili uu la hadlayay Golaha Ammaanka

May 25 2021 Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ayaa khudbad uu galabta u jeediyay Golaha Ammaanka...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Millateriga Mali oo shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen

May 25 2021 Millateriga dalka Mali ayaa shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen madaxweynaha kumeel gaarka...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

shirka doorashooyinka ee federaalka iyo dowlad goboleedyada oo maalintii afaraad galay..

May 25 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho socda maalintii afaraad shirka looga hadlayay doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda federaalka...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Caaqil Zimbabwe ah oo amaray in la soo qufo lafihi Robert Gabriel Mugabe laguna aaso xabaalaha qaranka

. May 25 2021 Caaqil ku nool dalka Zimbabwe ayaa amar ku bixiyey in la soo qufo lafihi...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Britain oo Soomaaliya u soo diraysa Ciidamo ka Qeyb qaata la dagaalanka Al Shabaab.

May 25 2021 Dowladda Britain ayaa u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la dagaalanka...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo 20 hoobiye ku garaacay tuulada Galgala oo ku taalla buuraleyda

May 25 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalameyaasha Al-shabaab ay 20 hoobiye ku...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ku sameeyay saakay Xaafadda Xaawo Taako ee Magaalada B/weyne

. May 25 2021 Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyay Xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax jabis...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada

 May 25 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya....
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin Somali ah oo xaaskiisa oo Koonfur Afrikan ahayd dishay kadibna wacday Booliiska isku dhiibtay.

 May 25 2021  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ahaa loogu geystay...
QOL ContributorMay 25, 2021May 25, 2021
Read More
13751376137713781379