Madaxweynaha Somaliland oo qaabilau Wakiilo ka socda Beesha Caalamka
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha...
Foolkaano Markale ka Qaraxday Bariga Congo
Foolkaano kale ayaa Sabtida maanta ah ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, toddobaad ka dib markii...
Xukuumadda oo faah faahisay kulankii Gollaha Wadatashiga Qaran & Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle,...
Midowga Yurub oo oggolaaday tallaalka carruurta ee Pfizer-BioNTech
Ururka Ilaalinta daawooyinka ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay talaallka Pfizer-BioNTech ee Covid19 in la siin karo caruurta da’doodu...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay heshiiskii doorashada ee la gaaray
Dowladda Jabuuti waxa ay soo dhaweyneysay heshiiskii khamiistii 27 bisha May sanadka 2021 Dowladda Fadraalka ah ee Soomaaliya,...
Kulan u socdo RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Beesha Caalamka
Waxaa haatan uu kulan uu uga socdaa teendhada Afisiyooni Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed, Guddoomiyaha...
Puntland oo Maanta bilaawday Wajiga labaad ee Tallaalka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah degaanada Puntland ka bilaawday wajiga labaad ee tallaalka...
Rooble Madaxda Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka iyo Beesha Caalamka oo shir u socda .
May 29 2021 Waxaa goor dhawayd furmau kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad...
Sarifka lacagaha ee Online- Ganacsadihii Forex ee khasaaray $5.4 milyan
May 29 2021 Mobeen Azhar oo ah weriye ayaa warbixinta ku eegeyaa sida ganacstada maalaayin doollar ku khasaaraan...
Dowladda oo soo bandhigtay ciidamo cusub oo ka mid ah kuwa Kumaandooska Gorgor
May 29 2021 Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo cusub oo ka mid ah...