Suldaankii beesha Silcis Gorgaarte oo Muqdisho aas Qaran loogu sameeyey
Sebti, 29 May, [Qaranimo Online] Waxaa Magaalada Muqdisho maanta aas Qaran loogu sameeyey ALLAHA u naxariistee Suldaankii beesha...
Xarun lagu cillad bixinayo diyaaradaha Somaliya imaada oo Garoonka Aadan Cadde laga Furay
May 29 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku daahfurtay xarun lagu...
Wasiirkii arimaha Gudaha ee Galmudug oo sharci darro ku tilmaamay xilka qaadistiisa
May 29 2021 Wasiirkii arimaha Gudaha ee Galmudug ee xil ka qaadista ku sameeyey madaxweyne ku xigeenka Galmudug...
Madaxweynaha Galmudug oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug
May 29 2021 Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay...
Wasiiradii hore ee horumarinta bulshada, Emerine oo lagu xukumay labo sano oo xabsi ah
May 29 2021 Wasiirkii hore ee horumarinta bulshada, Emerine Kabanshi, aya lagu xukumay labo sano oo xabsi ah....
Paul Kagame “ Qirashada Faransiiska ee Xasuuqa Rwanda waa ‘tallaabo horay loo qaaday
May 29 2021 Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay in qirashadii dhowaan uu Faransiisku ku qirtay doowrkii uu...
Pakistan oo sheegtay hoggaanka Afghanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqayn
May 29 2021 Pakistan ayaa u sheegtay hoggaanka Afghanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqeynta rasmiga ah...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilkii laga qaaday
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa waxaa...
Maydadkii 215 caruur ka soo jeeda dadka loogu yimid Canada oo la helay
May 29 2021 Qalfoofka ilaa 215 caruur ah oo qaarkood ahaa saddex sano jir ayaa laga helay meel...
Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Hindiya
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda...