Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) oo weli ku sugan Magaalada muqdisho ayaa wada kulamo kala...
Madaxweynaha Somaliland oo War kasoo saaray doorashada Beri dhaceysa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xiriirta doorashooyinka...
Madaxda Afrikada Galbeed oo ka shiraya xaaladda Mali
Madaxda Afrikada Galbeed ayaa maanta ku kulmaya dalka Ghana si ay uga wada xaajoodaan afgembigii milatari ee labaad...
Banaanbax ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida
Bannaanbaxa oo ay qeyb galeen Boqolaa Ruux ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Dhagaxbuur ee Dowlad Deegaanka Soomaalida...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo wada-hadallo la yeeshay dhiggiisa Pakistan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa...
Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay in laga bilaabi Maanta oo Axad ah in loo fasaxay...
Sheekh Shariif” Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu gaaray Magaalada...
Xayiraadda COVID-19 oo saameeyn ku yeelatay Iskuullada Victoria
Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay ka...
Shekh shariif “ Ciidamada bad-baado Qaran Waxay muhiim u ahaayeen in Dalka uu Doorasho Galo waana u Mahad Celinayaa
May 30 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna haatan guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta...
Doorashada Somaliland oo Bari dhacaysa oo ay isku soo sharaxeen haween badan
. May 30 2021 Maanta oo keliya ayaa inaga xigta doorashooyinkii isku sidkanaa ee baarlamaanka Jamhuuriyadda iskeeda madax...