Dowlada Baxrayn oo Canbaraysay Qaraxii Daraad ka dhacay Muqdisho.
June 7 2021 Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Baxrayn ayaa waxaa si kulul looga hadlay...
Xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo eedayn u jeediyay Xisbiyada UCID iyo Waddani
June 7 2021 Xisbiga Kulmiye ee haya talada Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ayaa sheegay...
Barkhad Jaamac Batuun oo si wayn u soo dhaweeyay guushiisa.
June 7 2021 Barkhad Jaamac Batuun oo ka mid ahaa musharaxixiinti ku guuleystay doorashadii Somaliland ayaa si wayn...
Axmed Madoobe oo magacabay guddoomiyaha gudigga qaxootiga iyo barakacayaasha
June 7 2021 Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sameeyey macaabis cusub, kadib wareegto uu soo...
Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay Pakistaan.
June 7 2021 In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koofurta dalka...
Waa kuma Barkhad Jaamac Batuun shaqsiga Gil gilay Doorashada Somaliland?
June 7 2021 Barkhad Jaamac Batuun oo matalaya beelaha la haybsooco ayaa kusoo baxay codkii ugu badnaa ee...
Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka Boko Boko Xaraam Nigeria oo la dilay
June 7 2021 Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay...
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya.
June 7 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Isniin ah Garoowe ka dhagax-dhigaya shan...
Borris Johnson oo G7 u sheegay in dalalka saboolaka ah la siiyo talaalka COVID 19
June 7 2021 Ra’isul Wasaarahaa Ingiriiska Borris Johnson ayaa sheegay in uu ku boorrin doono madaxda kasoo qayb...
Ciidamada Amniga waddanka Jordan oo weeraro hubeysan kula kulmay caasimada Cumaan
June 6 2021 Ciidamada Amniga waddanka Jordan ayaa weeraro hubeysan kula kulmay caasimada Cumaan, sida ay masuuliyiintu sheegeen...