Farxaan Qaroole oo kormeer ku tegay qeybo ka mid Wadada Muqdisho iyo Afgooye..
June 7 2021 Taliyaha ciidanka booliska qeybta gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa maanta kormeer ku tegay qeybo...
Hay’add Faransiis ah oo shirkadda Google ku ganaaxday 267 milyan oo doollar
June 7 2021 Hay’adda dhanka tartamada ee Faransiiska ayaa shirkadda Google ku ganaaxday 267 milyan oo doollarka Mareykanka...
Taliban oo ku boorisay Afghaniyiinta u shaqaynayay NATO in aysan Dilaynin oo ay iska joogaan.
June 7 2021 Taliban ayaa ku boorisay Afghaniyiinta sanadihii tagay la shaqeynayay militariga Mareykanka iyo NATO ee dalkaasi...
Jubbaland oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay baarto duqeymaha Ciidanka Kenya
Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay duqeymaha diyaaradaha dagaalka Kenya ay dhawaan ka geysteen tuulooyin u...
Mucaaradka Turkiga oo dalbaday in deg deg loo baaro howlaha Ankara ka wado Soomaaliya.
Xisbiga ugu weyn mucaaradka Turkiga ee CPH ayaa dalbadey in Baarlamaanka dalkaas uu baaritaan dhab ah ku sameeyo...
Wasiir Gaashaandhigga XFS: “Xarumaha Militariga waxaa laga hirgelinayaa Booliiska u tababaran qaabka Militariga”.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji waxa uu sheegay in lasoo gaba-gabeeyay qorshe Wasaaraddiisa ay ku...
Nasser Al-Khelaifi: “Neymar kama aanay hor istaagin dib ugu laabashada Barcelona”.
Milkiilaha Kooxda Paris Saint-German PSG ee u dhashay Dalka Qatar Nasser Al-Khelaifi ayaa dib u booga damqiyay sheekada...
Madaxweynaha Uganda oo soo saaray Amar xayiraad ah
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji waxa uu sheegay in lasoo gaba-gabeeyay qorshe Wasaaraddiisa ay ku...
Rooble oo Muqdisho kula kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Somali
June 7 2021 Rai’sul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka...
Taliya ku-xigeenka Jeneral Zakiya Xuseen oo qortay sheeko ku aadan Guurkeeda.
June 7 2021 Taliya ku-xigeenka labaad ee ciidamada booliska Soomaaliya Jeneral Zakiya Xuseen ayaa qortay sheeko kooban oo...