Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amniga xuska maalmaha Xorriyadda

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah

Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamo ka...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay Koox Miino baarayaal ah

Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal sameeyay

Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa saacadihiia soo dhaafay ay...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliska Booliska Gobolka Nugaal oo amaro ka soo saaray Amniga

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed aadan jaamac ayaa sheegay in degaannada Gobolka Nugaal uu dhibaato...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa...
Bashiir BarreJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Muran ka taagan daanyeerkii dadka loo maleeyay ee la daldalay dalka UK

June 9 2021 Madaxa dowladda hoose ee deegaanka Hartlepool ee dalka Ingiriiska ayaa diiday eedeymaha in maamulkiisa uu...
QOL ContributorJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

James Swan oo la kulmay Wasiirka Haweenka Xaniifa Maxamed Ibraahim

June 9 2021 Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga...
QOL ContributorJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay WHO.

June 9 2021 Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa sheegtay in ay 73 haamood oo Oxgen ah kala wareegtay Hay’adda...
QOL ContributorJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Rooble oo magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawllan doorashooyinka

June 9 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada...
QOL ContributorJun 9, 2021Jun 9, 2021
Read More
13411342134313441345