Joe Biden oo laalay amar Trump soo saray oo mamnuucaya Adegsiga TikTok iyo WeChat
Adegsiga TikTok iyo WeChat June 10 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa laalay amar sare oo uu ansixiyay ninkii...
Maleshiayad ka dagaalama Woqooyiga Mozambique oo carruur ku afduubtay halkaas.
June 9 2021 Jihaadiyiinta qalalaasaha ka wada qaybo ka mid ah woqooyiga Mozambique ee loo yaqaan Al-Shabaab saddexdii...
Booliiska Shiinaha oo sheegay in ardey ay xireen maamulaha xaruntooda waxbarasho
June 9 2021 Booliiska Shiinaha ayaa sheegay in ardey ay xireen maamulaha xaruntooda waxbarasho, kadib markii ay ka...
Donald Trump oo ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday dalkeeda Twitter-ka
June 9 2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday...
Beijing oo ka falceliyay qorshaha uu Mareykanku ku doonayo in uu kaga hor tago rajada USA.
June 9 2021 Xukuumadda Beijing ayaa ka falcelisay qorshaha uu Mareykanku ku qarashgareynayo laba boqol iyo konton...
Dowlada Ciraaq oo sii deysay taliye lagu soo eedeyay weerar saldhigyada Mareykanka
June 9 2021 Mas’uuliyiinta Ciraaq ayaa sii daayay taliye la yirado Qaasim Muslih oo ka tirsan maleeshiyaad...
Afhayeenka ururka ONLF oo ka falceliay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Dowlad Deegaanka
June 9 2021 Madaxeynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa ururada mucaaradka deegaankaasi ku eedeeyay in ay hayso...
Xasan Sheekh Maxamuud “ Marna Dhalinyaradii loo qaaday Ertirea wala iibsaday
. June 9 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrinta dhalinyaradii ay dowladda...
Macron oo hoos u dhigay muhiimadda dharbaaxadii shalay kuna tilmaamay mid iska caadi ah oo aan dhib lahayn.
. June 9 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay “mid kali ah”...
Yoweri Museveni oo magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50.
June 9 2021 Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50. Liiska...