Muhammadu Buhari oo sheegay in dalkiisa ay soo food saareen caqabado
June 13 2021 Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa sheegay in dalkiisa ay soo food saareen caqabado dhowr ah...
Biden oo reer galbeedka ku boorriyay inay sameystaan isbahaysi ka dhan ah Shiinaha
June 13 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku boorinaya wadamada reer galbeedka inay ka hortagaan saameynta sii...
Nairobi iyo Hargaysa oo yeelanaya madal isku xiraysa labada baarlamaan
June 13 2021 Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, lagu daahfuray madal isku xiraysa labada baarlamaan ee Kenya...
Puntland oo dib u fasaxday lacagta shilin Somaliga oo horay looga diiday Degaankaas
June 12 2021 Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta dib u fasaxday jajabka Lacagta danabaysan, oo ay hore u...
Laftagareen Muqdisho kulan kula qaatay Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.
June 12 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka...
Rooble oo Mar kale la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan
June 12 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay...
Dayax gacmeedka Shiinaha oo sawirro Qurxoon ka soo diray Hawada sare
June 12 2021 Dayax gacmeedka Zhurong ee Shiinaha ayaa soo diray sawirro uu ka soo qaaday Mars oo...
Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqday in xajka sanadkan ay Gudan karaan dadka u dhashay Dalkaas kaliya
June 12 2021 Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhawaaqday in xajka sanadkan loo ogolaan doono kaliya 60,000...
Rooble oo magacaabay guddi soo baara wiilasha ku maqan Eritrea
June 12 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiinta Soomaaliyeed...
Xiisad ka taagan duleedka degmada Matabaan & dil ka dhacay
Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay duleedka...