Midowga yurub oo ku boorriyay Britain inaysan ka bixin tallaabooyinkii ay ku ogolaatay heshiisyadii Brixe
June 13 2021 Khilaaf u dhexeeya Ingiriiska iyo Midowga Yurub oo salka ku haya heshiisyada ganacsiga ee Brexit...
Wariye u xiran Maamulka Galmudug & walaac laga muujiyay
Waxaa muddo ka badan 48 Saacadood degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku xiran Wariye Cubeyd Xasan Maxamuud oo...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duulimaadyada Kenya ee bilaawday
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in farsamo ahaan loo furey hawada...
Waalidiin Carruur uga maqan tahay Ereteriya oo banaanbax dhigay
Qaar kamid ah Waalidiinta Dhalinyaro dowladda Soomaaliya ay tababar Ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ayaa waxaa ay Maanta...
Maraykanka oo Ciidan la dagaallama Al-Shabaab u soo diraya Kenya
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay...
Itoobiya oo hay’adaha gargaarka ku eedeysay iney hub geliyaan gobolka Tigraay
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala gobolka Tigraay inay...
Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan
Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo...
Ciidamo la geeyay degaan ay dilal ka dhaceen & kulamo ka bilaawday
Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad General Mascuud Maxamed Warsame oo ay wehlinayaan maamulka degmada Guriceel iyo Ugaas...
Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay...
Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday
Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka...