Golaha Wadatashiga Qaran oo la filayo saacadaha soo socda shir uga Furmo Kismaayo
June 15 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in saakay ay tagi doonaan magaalada Kismaayo Golaha...
maydka ra’isal wasaarihii Japan Dagaalkii Labaad ee dunida oo lagu shubay badweynta Pacifiga
June 15 2021 Dambaska maydka ra’isal wasaarihii Japan ee waagii Dagaalkii Labaad ee dunida ayaa lagu saydhay badweynta...
Wasaaradda waxbarashada, iyo hey’adda CARE oo kala saxiixday mashruuca wax Bar Carruurta
June 15 2021 Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo hey’adda CARE International ayaa...
War deg deg ah: Qarax ka dhacay Xerada General Dhaga Badan, Ex Warshaddii hore ee Nac Naca
June 15 2021 Waxaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho Qarax Wayn oo ka dhacay xarun lagu tababaro...
Maxkamad ku taalla Masar dilka ku xukuntay 12 xubnood oo ahaa Ikhwaanul Muslimiinka
June 15 2021 Maxkamad ku taalla Masar, ayaa go’aan ku gaartey dilka 12 xubnood, oo kamid h ururka...
Hooyo ku dhaawacantay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Edmonton
June 15 2021 Hooyo Soomaali ah ayaa ku dhaawacantay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Edmonton ee...
Somaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Kenya
June 15 2021 Safiirka Somaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u...
Meydadka 25 muhaajiriin ah laga helay xeebta Yaman
June 15 2021 Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in meydadka 25 muhaajiriin ah laga helay xeebta, kaddib...
Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Qaramada Midoobe, Midowga Afrika, Safiirka EU iyo Urur Goboleedka IGAD
Jiune 14 2021 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilada Qaramada Midoobe, Midowga Afrika,...
Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda laanqayrta cas
Jiune 14 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Hay’adda...