Iran oo goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi
June 19 2021 Wadanka Iran waxaa goor dhow ka bilaabatay tirinta codbixintii ay shalay dhiibteen shacabka wadankaasi inkastoo...
Dowladda Talyaaniga oo shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya
June 19 2021 Dowladda Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ay usoo direyso xeebaha Soomaaliya kuwaasi oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa waddanka Azerbaijan Dalka Turkiga
June 19 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa waddanka Azerbaijan Jeyhun Bayramov...
Burcad hubeysan oo xalay K/afrika ku dilay muwaadin Soomaaliyeed
June 19 2021 Burcad hubeysan oo u dhashay waddanka Koonfur Afrika, ayaa xalay degaan ka tirsan Gobolka Limpopo...
Madaxweyne Bukhari oo ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxda Boko Haraam.
June 19 2021 Madaxweynaha waddanka Nigeria Muhammadu Bukhari ayaa ku baaqay in ciidamada dalkiisa ay isku diyaariyaan dagaal...
Madaxweynaha Joe Biden oo saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah Juneteenth
June 19 2021 Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa saxiixay sharci ka dhigaya maalin fasax ah 18-ka June,...
Falastiin oo qaadacay heshiis ay Israa’iil ku siin lahayd milyan oo tallaalka Covid 19 ah.
June 19 2021 Maamulka Falastiin ayaa qaadacay heshiis ay Israa’iil maamulkaas ku siin lahayd ugu yaraan hap milyan...
doorashada xildhibaanada baarlamaanka ugu adag oo ka dhici Doonta dhuusamareeb
June 18, 2021 Inkasta oo si guud ay sanadkaan u adag tahay doorashada xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa...
Mareykanka “ “Al Shabab waxay heshay awood dheeri ah iyo xorriyad meshay Rabto Weerari karto
June 18, 2021 Pentagon-ka ayaa diyaarinaya soo jeedin ah in tobannaan tababarayaal ah, oo ka tirsan ciidamada sida...
Col Saneey Cabdulle oo ku dhaawacmay Weerarkii Saldhiga degaanka Biya-cadde saakay
June 18, 2021 Wararka ka imaanaya degaanka Biya-cadde, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya, in qarax...