Madaxweynaha Turkey oo sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan waa cusub oo wanaagsan
Talaado: June 22 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan...
Calooshood u shaqeystayaal ka tirsan shirkadda Wagner oo lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux
Talaado: June 22 2021 Calooshood u shaqeystayaal katirsan shirkadda Wagner, ayaa lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux,...
Heesaa Nigerian ah oo loo xirey aflagaado la sheegay inuu u geystay Islaamka
Talaado: June 22 2021 Heesaa u dhashey Nigeria, kaasoo kusugan gobolka Kanu, ayaa la xirey, kadib markii loo...
Guddiga doorashada ee Itoobiya oo muujiyey walaaca ay ka qabaan is daba marin
Talaado: June 22 2021 Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira in...
codbixintii Doorashada Itobiya oo la bilaabay Tirinta Codadka.
Talaado: June 22 2021 Natiijooyin hordhac ah ayaa kasoo baxaya codbixintii ay dhiibteen shaley shacabka ee doorashada Itoobiya....
Dooliyaal sababay in maxaabiis laga raro Xabsi ku yaala dalka Australia
Talaado: June 22 2021 Dooliyaal tiro badan ayaa ku qasbay xabsi ay ku jiraan kumanaan maxaabiis ah gobolka...
Afhayeenka gobolka Hiiraan oo ka hadlay dilkii xalay loo geystay guddoomiyihii dhalinyarada
Talaado: June 22 2021 Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cabdi Muumin Cilmi ayaa faah faahin ka bixiyey howl-gallo...
Haweeney ka tirsanayd guddiga xalinta khilaafaadka maxkamadda kaaran oo saakay la dilay
Talaado: June 22 2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dil qorsheysan...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in xadgudubyada lagula kaco carruurta Soomaaliya
Talaado: June 22 2021 Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula kaco...
Kabtanka xulka qaranka Soomaaliya oo eedeeyey xiriirka kubadda Somaliya
Talaado: June 22 2021 Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul daro kala kulmay dhigooda Cummaan, kulan ka tirsanaa...