Qareenka Trump oo been darteed looga xannibay shatigii uu ku shaqeysan jiray
Jimco: June 25 2021 Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan...
Booliska Norway oo sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran
Jimco: June 25 2021 Booliska Norway ee gobolka Tromso ayaa sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay
Jimco: June 25 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa ka hadlay dekedda Berbera...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan khadka Zoom-ka ah la qaatay diplomaasiyiinta dowladda Norway u jooga Somaliya
Jimco: June 25 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan khadka Mareegta ah la qaatay...
Masar oo xoojisay awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateri kadib qilaafka biyaha Nile
Jimco: June 25 2021 Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee...
Midowga Yurub oo cusbooneya heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga
Khamiis: June 24 2021 Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga sanadkii 2016,...
Asaasihii barnaamika virus-ka kombiyuutarada oo meydkiisa laga helay magaalada Barcelona.
Khamiis: June 24 2021 John McAfee oo ahaa asaasihii shirkadii ugu horreeyay ee sameysa barnaamijyada la dagaalanka virus-ka...
Madaxda Somaliland iyo kuwa Itobiya oo ka Qeyb galay Xaflad loo Sameeyay Dekedda cusub ee Berbera
Khamiis: June 24 2021 Dekedda cusub ee magaalada Berbera oo ay dib u habeyn ku sameysay shirkadda laga...
Maraakiib ay leeyihiin Russia iyo Britain oo rasaas isku Waydaarsaday Badda Madow
Khamiis: June 24 2021 Russia ayaa maanta ku eedeysay Britain inay faafineyso been ku saabsan iska hor-imaad Badda...
Kamala Harris oo booqan doonta xadka Mexsiko iyo Maraykanka.
Khamiis: June 24 2021 Madaxwayne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris ayaa markii ugu horeesay jimcaha soo aadan booqanaysa...